Kulanka oo ka dhacay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa Arbacadii la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Karin Johansson.
Kulanka oo ka dhacay xafiiska Ra’iisul wasaaraha.
xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya
intii uu socday waxaa looga hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee Soomaaliya iyo Midowga Yurub.
Berri ayaa mahadcelin iyo bogaadin u jeediyay Midowga Yurub taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan yihiin dowladda
Safiirka ayaa dhankeeda xaqiijisay
sida lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiskiisa warbaahinta.
Safiirka ayaa dhankeeda xaqiijisay in Midowga Yurub ay ka go’an tahay taageerada Soomaaliya, si gaar ahna diiradda loo saaro xasilinta goobaha laga saaray Al-Shabaab.
0 Comments