MAXAAD KATAQAAN MADAXWEYNAHA IMAARAADKA MAXAMED BINU ZAAYID.

xasan sheekh maxamed binu zaayid

 Madaxweynaha dawlada imaaraadka carbta mudane maxmed binu zaayid ayaa kusocoda wadadi aabohi mudane sheekh zaayid binu suldhaan al nahiyaan

Ilaahay hawnaxriisto sheekh zaayid waxuu ahaa nin deeqsi ah sadaqa badan waxaanu caawin jiray dalalka islaamka oo dhan hadaba sheekh maxamed binu zaayid ayaa isna noqoday nin caawimo badan dadka iyo dalalka gargaarka ubaahanba garab istaaga tusaale cad waxaa inoogu filan sida uu somalia marksta ugarab istaago haday abaaro tahay haday fatahaadyo tahay caawimada uhoraysa ee somaaliya soo gaadhaa wa ta imaaradka carbta oo uu soodiray sheekh maxamed binu zaayidDawalda somaalia marka ay gudida abaaruhu ay dadka gargaarka ufidinayaan caawaimada dadka loo qaybiyaa wa tii imaaraadka oo ku kayadsan meelo ugu talagashay dawlada somaaliaUgudanbayan waxaan kusoo koobayaa faaladeena maanta kusaabsan shikhsiyada sheekh maxamed binu zaayidMadaxwaynaha dawlada fadraalka somaaliya mudane xasan sheekh ayaa sii mug weeyan uga mahad celiyay madaxwaynaha imaaradka sheekh maxamed binu zaayid sida uu marksta somaaliya ula garab taaganyhay gargaarka binuaadnimo .

Post a Comment

0 Comments