MADAXWEYNE XASAN SHEEKH AYAA UGA MAHAD CELIYAY MADAXWEYNAHA IMAARTIKA SIDA U SOMAALIYA UGARBSIYO.

imaaradka somaaliya

 madaama uu madaxweyne xasan sheekh uga mahad celiyay madaxweynaha imaaraadka sheekh maxamed binu zaayid binu suldhaan xafaidahu allah sida binaadantinimada laeh ee uu ugu hagar baxo somalia markay wax soo gaadhaan,

ninka marksta garab istaaga maatadeena marka ay waxyeelo timaado wa maxamed binu zaayid oo ah madaxweynaha imaartka wu kumahadsanyhay runtii isgana alle ajar iyo xasanaad hawgu badalo

marnba lama hilmaami karo sida uu madaxweyne maxmed binu zaayid ugarab istaago somaaliya xiliyada ay inaga jajabantahay waxaan doonayaa shikhsiyan inaan halkan maanta uga mahad celiyo mahadsanid madaxweyne

waxaa jira runti dawalado badan oo aynu jaarnahay qaarkood isku dhiig nahay marna ma arag sida uu ninkaas inoo garab istaago cid wax inoogu qabata una kacda maatadeena kusugan dalka.

Post a Comment

0 Comments