Ciida arafada oo si nabdoon looga ciiday dhaman Somaliya iyo dunida islamkaba.

Dad ciidaya.

Shalay oo ay ahayd bisha july 9 waxa ay u ahayd shacabka somaliyeed iyo dhamaan bulshooyinka islamka malinta ciidul adxaa oo somalidu gar ahaan ugu taqaano ciida arofo waxa si nabad ah loogu dareeday salada ciida


Salaadii ciida markii laga soo dareeray shacabka somaliyeed aya tahniyado farxadeed isu marinayay baraha bulshadu ku kulanto shacabka oo wajiyadooda laga dareemayo farxada ciida. 


Manta magaalada muqdisho iyo magaalooyinka kale ee soomaaliya waxa dhex wareegayay caruur faraxsan oo sita gabka carurtu ku mada daalato, cururta waxay ku faraxsanayeen xaqal ciidka familku ku maamuso waynaynta ciida oo carurta sigara loo sinayay. 


Dhanka kale meelaha laysugu yimaado waxa aad ku arkaysay bulshada qaybeheeda kala duwan oo sawiro xasus ah wada gelaya wayneenayana malinta ciidul adxa. 


Waxa kale oo ciidul adxaa ay kaga duwan tahay ciidaha kale wamalin hilibku guri walba ka bisil yahay oo familadu fasax kuwada jiraan oo wakhti farxadeed laysla qaato. 

Post a Comment

0 Comments