SHEEKO GABAD IYO HOYADEED KU SABSAN OO QOSOL AH

 

wiil iyo gadbadh



Gabar ardayad ah ayaa saaxiib la noqotay
wiil ay fasalka wada dhigtaan. gabadhii
hooyadeed waxay markasta kula talin jirtay
inay waxbarshada xooga saarto
islamarkaana ka fogaato saaxibtinimada
wiilasha. balan baa dhex martay.


Gabadhii si hoose ayay saxibkeed
moobeelka kula sheekeysan jirtay. hooyadii
baa shaki dareentay.
Waxay markasta dhihi jirtay hooyo markaad
wax akhriska kujirto moobeelka wuu ku
mashquulinaa ee aniga aan kuu haayo.


gabadhii ayaa cabsi lasoo darestay. waxay
istiri mobelka oo hooyadaa haysa armuu
sxbka soo wacaa.
Magacii wiilka saaxiibkeed ee ku keydsanaa
mobelka ayay bedeshay waxay ku bedeshay
“Battery Low”.
Waxaa dhacday mar ay hooyadii moobeelka
gacanta ku heyso inuu wiilki soo waco.


Hooyadii baa aragtay moobeelkii oo
dhawaaqaya waxay ku aragtay Battery Low
kolkaas ayay jaarger ula carartay iyadoo
dhaheysa gabadheyda maadama wax ay
akhrineyso bal aan jaarger u geliyo.


Markasta uu saaxiibka soo wacana hooyadii
saas ayay yeeshaa gabadhana waa isku
baashaashaa. Sidaa oo kale mayeeli lahayd
adiga Layaab.

Post a Comment

0 Comments