Xassan Shiikh iyo Madax Afrikaan ah oo ka shiray arrin xasaasi ah

 





Maxadwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Maxadwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Guba ee dalka Itoobiya uga qaybgalay shir shan-geesood ah oo looga hadlayey arrimaha la xiriira maalgalinta howlgalka ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM


Waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha

Waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed, Madaxweynaha Kenya Mudane William Ruto iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika Mudane Maxamuud Cali Yuusuf.


Shirka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada kala duwan

Shirka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada kala duwan, gaar ahaan dhanka amniga iyo xasilinta gobolka iyadoo si gaar ah loo dul istaagay ahmiyadda taageerada howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM.


Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa adkeeyay in taageerada joogtada ah ee Ciidanka Qaranka Soomaaliya iyo howlgalka AUSSOM ay muhiim u yihiin adkaynta guulaha laga gaaray kahortagga halista argagaxisada


Post a Comment

0 Comments