Ciidankii ugu horeeyey DF oo tababar loogu xiray Laascaanod

 




Madaxweyne Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa maanta

Madaxweyne Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa maanta tababar u soo xidhay guutooyin ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed


Ciidankan ayaa noqonaya ciidankii 1aad ee ka tirsan xoogga dalka oo laga qoro gobolada Waqooyi Bari Soomaaliya tan iyo burburkii dawladda dhexe ee Soomaaliya.


Madaxweynaha ayaa ciidanka tababarka

Madaxweynaha ayaa ciidanka tababarka dhammaystay ugu hambalyeeyey dadaalka ay muddada dheer soo wadeen, isagoo kula dardaarmay in ay si adag u gutaan waajibaadkooda kaga aaddan difaaca deegaankooda iyo ilaalinta midnimada Jamhuuriyada Soomaliyeed.


Waxaa sidoo kale, Munaasabadaas ka qeyb galay

Waxaa sidoo kale, Munaasabadaas ka qeyb galay masuuliyiin uu ka mid ahaa Wasiirka arrimaha gudaha ee Xukuumada Somalia Cali Yuusuf Xoosh odayaal dhaqameedyo caan ah iyo saraakiil ciidan



Post a Comment

0 Comments