Waa wax cajiib ah inaan markii shanaad ka qeyb galo cayaaraha dadka qaba baahiyaha gaarka ah," ayuu yiri.

 



Cabdi Jaamac oo shan jeer hore ugu guuleystay

Cabdi Jaamac oo shan jeer hore ugu guuleystay cayaaraha olimbikada ee dadka qaba baahiyaha gaarka ah, ayaa haatan doonata inuu billadda dahabka kasoo qaado Paris 2024.


Ninkan 41 jirka ah ayaa ku dhashay Soomaaliya balse wuxuu u wareegay Liverpool isaga iyo lix walaalihiisa ah, halkaas ayuuna ka ogaaday xiisaha uu u hayo tartanka kubadda gacanta ee dadka ku fadhiya kuraasta naafada.


Waa hiwaayad Cabdi Jaamac ka dhigtay mid ka mid ah

Waa hiwaayad Cabdi Jaamac ka dhigtay mid ka mid ah cayaar-yahannada ugu waaweyn adduunka isagoo saddex jeer ku guuleystay billadda maarta, shan jeerna wuxuu qaaday koobka Yurub halka sanadkii 2018 uu qaaday kan adduunka.


Iyadoo Britain ay ku hartay rubuc-dhammaadka

Iyadoo Britain ay ku hartay rubuc-dhammaadka dhammaanba afartii cayaaraha olimbikada ee dadka baahiyaha gaarka ah qaba, isagoo maar ka helay Beijing, Rio iyo Tokyo, ayaa wuxuu haatan Cabdi rajeynayaa inuu soo qaado dahabka.


Waa wax cajiib ah inaan markii shanaad ka qeyb galo cayaaraha dadka qaba baahiyaha gaarka ah," ayuu yiri.


Post a Comment

0 Comments