Soomaaliya oo laga xusay maalinta midnimada

Soomaaliya oo laga xusay maalinta midnimada

Dabaal Dagii 1 luuliya  xaley Soomaaliya looga dabaal dagay

Muqdisho – Xalay waxaa Soomaaliya looga dabaal-degay sanad-guuradii 64-aad ee kasoo wareegtay markii ay xornimada qaateen gobollada Koonfureed ee dalka Soomaaliya, isla markaana ay la midoobeen gobollada Waqooyi.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabaddan sharafta leh.

Kowda Luulyo ee sanad walba ayaa Soomaaliya laga xusaa maalinta midnimada

Kowda Luulyo ee sanad walba ayaa Soomaaliya laga xusaa maalinta midnimada labada qeybood ee Soomaaliya kadib markii ay xornimada ka qaateen Talyaaniga oo gumeysan jiray gobollada Koonfureed iyo Ingiriiska oo gumeysan jiray gobollada Waqooyi.



Post a Comment

0 Comments