dawlada imaaraadka ayaa dhankeeda taagero buuxda siisay dawalda somaalia ladagaalnka shabaab

ciidan

 dawlada imaaraadka ayaa dhankeeda taagero buuxda siisay dawalda somaalia ladagaalnka shabaab iraardka ayaa garab kusii yayay somalia dhanka cirka oo lagaga duulayo kooxda khawaarijta Sheekh Cali, Lataliyaha Amniga Qaranka, ayaa sheegay in Dowladda Imaaraadka Carabta ay bilowday inay taageero dhanka cirka ah ka siiso ciidamada Somaliya ee dagaalka kula jira argagixisada iyo Shabaab.

  Imaaraadku waxa uu ahaa welina sii wadaa in uu Soomaaliya ka taageero dhinaca bini’aadantinimada iyo horumarinta
  Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa xaqiijisay inay ka go’an tahay inay Soomaaliya iyo Midowga

Afrika ka taageerto la-dagaalanka argagaxisada iyo sidii nabad iyo xasillooni loo heli lahaa.

  Taageerada joogtada ah ee Imaaraadku u fidinayo wax kasta oo dani ugu jirto shacabka

Soomaaliyeed ee walaalaha ah, kuna gaadhaan hammigooda horumar, xasillooni, barwaaqo, iyo inay carruurtooda u dhisaan mustaqbal wanaagsan oo ay ka buuxdo nabad iyo barwaaqo.

   Taageerida geeddi-socodka horumarinta iyo dhamaystirka qaybaha dhismaha dawladnimo ee Soomaaliya

Post a Comment

0 Comments