Kulan u dhexeeyay guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan
Kulan u dhexeeyay guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wakiilada beesha caalamka ayaa maanta ka qabsoomay magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlay arrimo xasaasi ah.Xubnaha beesha caalamka oo la shiray Axmed Madoobe ayaa waxaa hoggaaminayay Ku-xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud
Inta uu socday shirka ayaa waxaa diiradda lagu saaray
Inta uu socday shirka ayaa waxaa diiradda lagu saaray wax-ka bedelka dib u eegista Dastuurka KMG ah oo haatan uu ku howlan yahay baarlamaanka Soomaaliya, xilli ay diidan yihiin xubnaha mucaaradka oo saluug ka muujinayo qaabka ay wax u socdaan
Wakiilada beesha caalamka ayaa si i weyn usoo dhoweeyay
Wakiilada beesha caalamka ayaa si i weyn usoo dhoweeyay hanaanka dib u eegista dastuurka iyo in dalka uu yeesho dastuur rasmi ah oo sugaya afti dadweyne.Sidoo kale waxa Baarlamaanka Soomaaliyeed ku taageereen dadaalka xoogan ee ay ugu jiraan in dalka uu yeesho sharci hagaya dalka, dadka iyo dowladda.
0 Comments