Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo

gudoomiye

 Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo


Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis 


Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed



Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen, Wasiirro, Xildhibaanno ka tirsan maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo ku soo dhoweeyey wafdiga uu hoggaaminayo Guddoomiye Aadan Madoobe



Bayaan kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka


Bayaan kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu sheegay in guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe uu socdaalkiisa magaalada Baydhabo ku qotomo daah-furka Shirka Alif Maayga
Hase yeeshe, socdaalka guddoomiyaha Golaha Shacabka 


Post a Comment

0 Comments