Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta saameeyay dhoolatus siyaasadeed
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta saameeyay dhoolatus siyaasadeed oo aad u weyn, kadib markii uu xildhibaanada labada Aqal ee BFS ee kasoo jeeda maamulkaas uu ugu yeeray magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay.
Laftagareen ayaa hal mar xafiiskiisa ku qaabilay dhammaan xildhibaanada
Laftagareen ayaa hal mar xafiiskiisa ku qaabilay dhammaan xildhibaanada labada Gole ee Koonfur Galbeed ku metalaBaarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib markii uu ku casuumay Xarunta Madaxtooyada oo uu si qurux badan u dhisay.
0 Comments