Madaxwaynaga cusub ee somaliya ayaa maanta xilka si rasimiya u la wareegay,waxa uu sheegay in dhamaan dhukmantiyadii iyo shaqadii dowlada oo dhan uu kala wareegay Farmaajo oo ah madaxwaynaha wakhtigu dhamaday.madaxwayne xasan waxa uu shegay inu falaysha uu si tartiibtartiib ah u akhriyayo dalka halkaa ka ambaqaadi doono oo uu dhisi doono Somalia sidan maanta ka qurux badan.
Islamaantaba waxa uu magacaabay Agaasimaha madaxtooyada soomaliya oo loo magacabay Xuseen Sheekh Maxamuud waxa kale oo uu magacabay isla ku xigeen ka agaasimaha madaxooyada waxan loo magacabay Maxamed Amiin Sheekh.
Madaxwayne xasan manta ayay kow u tahay malinti koobad ee shaqada uu bilaabay ama xilka la wareegay isla markana waxa uu magacabay qayb xukumasiida kamida waxay ku tusinaysa dardarta shaqo iyo daacadnimada shakhsiyadiisa.
Balaqadada shacabka uu u sameyay waxa kamida inu wax ka qaban doono aminga,tayaynta waxbarashada,caafimadaka,dhaqalaha,arimaha bulshada iyo xidhidh ka calamiga ah oo uu kor u qadi dono wada shaqaynta dhaman wadamada aduunka.
0 Comments