Maxadaxwayne Xasan waxa uu balan qaaday in shacabka somaliyeed uu ilaalin doono xoriyatul qowlkooda waxa uu carabka ku adkeeyay in uu ilaalin doono shuruuc dalka shacabkuna dareemi doonan.Xasan waxa balan qaadkiisa ka mida in dalka mucaradkiisa ay xor u ahaan doonan dhaliishoda. siyaasadana uu ka qayb gali karo qofkasta oo somaliya
Waxa balan qaad kiisa ka mida madaxwayne xasan in uu si dhow ula shaqaynayo doono maamul goboleedyada uuna ku qanacsan yahay dalku inu fadaraal yahay.Maxadayne xasan oo la ogyahay inuu yahay oday Somaliyeed waxa uu sheegay inu dalka ka hirgelin doono dib u heshisiin dalka oo dhan ah.
waxa kale oo uu balan qaday in dastuurka dalka uu dhamaystiri doona kana sari doono qabyo qoralka si soomaliya u hesho dustuur loo dhanyahay oo dalka oo dhan ah.waxa kale oo uu balan qaday si adagna uga go'an Ka shaqaynta samaynta xeerar wax ku ool ah oo tixgelinaya danta dalka iyo dadka, ilaalinaya karaamada iyo jiritaanka qaranka.
0 Comments