Xasan Sheekh Maxamuud oo markale loo doortay madaxwaynaha Somalia, Xasan waxuu hore u soo noqday madaxwaynaha sideedad ee soomaaliya sanadkii 2012 ila 2017.
waxa sanadkan bisha maayo 15/2022 uu ku guulaystay dorashada madaxwanenimo markii labaad sidaas oo uu ku noqday madaxwaynaha 10 naad ee Somalia yeelato intay dawlad ahayd waxana xilka uu kaga guulaystay Farmaajo
Waxaan ballan-qaadaya in qof muwaadin Soomaaliyeed aan dal kale loo dhiibin. waxaan ballana qaadayaa in qof soonaali ah in fikrka siyaasi ee uu aamnisan yahay awgiis loo caburin loona cadaadin.
waxa uu balan qaday in uu Dhameystiridoono dastuurka qabyo qoraalka ah dalka u samayn doono dastuur sharciya oo dalka lagu dhaqidoono si shacab ka somaliyeed u helaan dowladnimo dhaba oo sharci ku dhisan.
waxa madaxwayne xasan carabka ku adkeeyay oo balan qaaday inu dhisi doono maxkamad sarre oo dalka iyo dadka u adeegta.
waxa kale oo uu balan qaday si adagna uga go'an Ka shaqaynta samaynta xeerar
wax ku ool ah oo tixgelinaya danta dalka iyo dadka, ilaalinaya karaamada iyo
jiritaanka qaranka.
waxa uu balan qaday inu sidu dalka uga saray teeramkii hore la dortay qalasihii siyasaded,amni,horumar inu dadalka sii laban labayo qorshe cadna u hayo in somaliya barwaqo gaadho.
waxa uu balan qaday Xoojinta nidaamka dowladnimo ee Soomaaliya oo ku dhisan federaal waxa uu carab ka ku adkeeyay in mamulada uu la shaqayndoono si dhow.
waxa balanqaad kiisa ka mida La-dagaalanka dhaqdhaqaaqa AL-SHABAB ee argagaxisada ah waxaynu ognahay in wakhtigii uu xasan aha madaxwaynaha uu ka xoreeyay shabab gobolo ka mida koonfurta iyo badhtamaha
waxa uu balan qaday Dhamaystirka hanaanka horumarinta waxbarashada, iyadoo
Xasan Sheekh Maxamuud lagu tiriyo inuu yahay kii sameeyay horumarkii ugu ballaarnaa ee dhinaca waxbarashada taariikhda Soomaaliya
Xasan Sheekh Maxamuud lagu tiriyo inuu yahay kii sameeyay horumarkii ugu ballaarnaa ee dhinaca waxbarashada taariikhda Soomaaliya
0 Comments