Xassan Shiikh oo War ka soo saaray dagaaladii ka dhacay gobolka Gedo

 





War saxaafadeed caawa ka soo baxay

War saxaafadeed caawa ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Somalia ayaa looga hadlay dagaaladii dhowaan ka dhacay degmada 


Balad xaawo ee gobolka Gedo

Balad xaawo ee gobolka Gedo kuwaasoo u dhexeeyey ciidamada DF iyo kuwa taabacsan maamulka Jubbaland.


Dagaaladan oo sababay dhimasho

Dagaaladan oo sababay dhimasho, dhaawac iyo barakac ayaa markii dambe waxaa degmada Balad xaawo la wareegay ciidanka DF oo ka tag roonaaday kuwii Jubbaland ee halkaas ku sugnaa.



Post a Comment

0 Comments