Ciidamada maamulka Puntland
Ciidamada maamulka Puntland, ayaa guulo hor leh ka gaaray dagaalka ay kula jiraan kooxda Daacish ee ku sugan buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari.
Ciidamada Difaaca Puntland ayaana maanra argagixisada Daacish kala wareegey Ceelka Carabi, Buur Gunburi, God-gudban iyo dusha sare ee ceelka Maraagane, kuwaasi oo dhammaantood ka tirsan togga Baallade.
Sidoo kale Ciidamada ayaa kooxda Daacish kala wareegey
Sidoo kale Ciidamada ayaa kooxda Daacish kala wareegey 9-Rati, 4-Dameer iyo agabyo kale oo muhiim ah, waxaana ay ciidamada arkeen meydadka xubno katirsanaa Daacish oo lagu dilay duqeymo maalmo kahor lala beegsaday.
Puntland ayaa duullaan culus ku qaaday buuraha
Puntland ayaa duullaan culus ku qaaday buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari , waxa ayna Puntland wali aysan soo afjarin howlgalkan ka dhanka ah Daacish oo bilooyin kahor bilowday.

0 Comments