Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay
Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay weerar culus oo xalay maleeshiyaad hubeysan ay ka gaysteen aagga magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.
Weerarka oo qorsheysnaa ayaa waxaa lagu beegsaday dad xoolo dhaqato ah oo ku sugnaa deegaanka Galo oo qiyaastii 40 KM u jira magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud, waxaana falkan uu salka ku hayaa dilal la xiriira aanooyin qabiil oo ka taagan halkaasi.
Inta la xaqiijiyey waxaa weerarkan ku dhintay laba wiil dhalinyaro ahaa
Inta la xaqiijiyey waxaa weerarkan ku dhintay laba wiil dhalinyaro ahaa, isla markaana mid kamid ah lagu magacaabi jiray Maxamed Shaakir, waxaana sidoo kale uu dhaawac soo gaaray mid kale.
Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay weerar culus oo xalay maleeshiyaad hubeysan ay ka gaysteen aagga magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.
Weerarka oo qorsheysnaa ayaa waxaa lagu beegsaday dad xoolo dhaqato ah
Weerarka oo qorsheysnaa ayaa waxaa lagu beegsaday dad xoolo dhaqato ah oo ku sugnaa deegaanka Galo oo qiyaastii 40 KM u jira magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud, waxaana falkan uu salka ku hayaa dilal la xiriira aanooyin qabiil oo ka taagan halkaasi.
Inta la xaqiijiyey waxaa weerarkan ku dhintay laba wiil dhalinyaro ahaa, isla markaana mid kamid ah lagu magacaabi jiray Maxamed Shaakir, waxaana sidoo kale uu dhaawac soo gaaray mid kale.
Gobollada Dhexe ayaa waxaa ku badan colaad beeleedyada, waxaana ka dhaca dagaallo iyo dilal ay isku gaysanayaan maleeshiyaadka hubeysan ee ku wada sugan gobolladaasi.
0 Comments