Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya

 

Madax weyne xasan sheikh ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Imaaraadka Danjire Axmed Juma Al Rumaithi.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Danjire Axmed Juma Al Rumaithi.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimo

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya labada dal ee walaalaha ah iyo sidii la isaga kaashan lahaa arrimaha amniga si loo taageero dadaallada dowladda ee ka dhanka ah argagixisada Soomaaliya.

Imaaraadku waa saaxiibka Soomaaliya,

Imaaraadku waa saaxiibka Soomaaliya, wuxuuna dalka ka caawiyaa dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin arrimaha bini’aadantinimada, horumarka iyo amniga.

Post a Comment

0 Comments