Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

wasiirka cadaalada

 

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya 


Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macalin Maxamuud oo safar shaqo ku gaaray magaalada Qaahira ayaa la kulmay Wasiirka Cadaaladda ee dalka Masar Cumar Marwaan.
Kulanka oo uu goob joog ka ahaa Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed




Maxamuud ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen 



Kulanka oo uu goob joog ka ahaa Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga wadajirka ah ee ka dhaxeeya labada dal, gaar ahaan horumarinta nidaamka Garsoorka iyo sharciga.




Jamhuuriyadda Carabta Masar ayaa ka mid ah dalalka



wadajirka ah ee ka dhaxeeya labada dal, gaar ahaan horumarinta nidaamka Garsoorka iyo sharciga.
Jamhuuriyadda Carabta Masar ayaa ka mid ah dalalka ugu caansan ee taageera Soomaaliya, isla markaana Soomaaliya ka caawiya dhinacyada waxbarashada, caafimaadka iyo tababarrada ciidamada.

Post a Comment

0 Comments