xiriirka isutaga imaaradka carbata iyo somaaliya udhaxeeya oo ah mid aad uqoto dheer..

somaaliya UAE


xiriirka isutaga imaaradka carbata iyo somaaliya udhaxeeya oo ah mid aad uqoto dheer oo soo jireen ah waxay labada dal ku walaaloobeen dhanka siyaasada caalmiga ah taasoo keentay in imaaraadku uu uhagar baxo somaaliya oo dhibaataysan wakhtigan aynu kusuganhay.

Dawlada uu hogaamiyo maxmed binu zaayid ayaa kaalin weyn ka qaatay xasilinta amniga Soomaaliya, waxayna garab istaageen shacabka si ay uga hortagaan xaaladaha sii xumaanaya ee halkaasi ka jira, iyadoo Soomaali badan ay magangelyo u noqdeen Imaaraadka, oo daryeel u

fidiyay, iyaga iyo caruurtoodana ay si rasmi ah u degan yihiin, isla markaana ay siiyeen deganaansho rasmi ah. iyaga oo wata waxbarasho iyo dhammaan noocyada taageerada maalinlaha ah.

Imaaraadku waxa uu ka qayb qaataa mashaariic badan oo bani’aadantinimo iyo mid horumarineed oo laga fuliyo Soomaaliya. Kaas oo faa’iido u leh ummadda Soomaaliyeed; Marka laga soo tago xiriirka diblumaasiyadeed ee ka dhaxeeya labada dal oo horumar la taaban karo ka gaaray mudooyinkii u dambeeyay


Post a Comment

0 Comments