MAANTA WAXAYNU KA FAALOONAYNAA XIDHIIDHKA IMAARAADKA IYO SOMAALIYA waxaa iswaydiin mudan marksta dawlad marka ay dawlada cilaaqaad la leedahay wa in ay faaido ku qabtaa hadba somaaliya imaaraadka faaidada ay kuqabto ayaynu yara dul istaagaynaa.
Imaaraadku wuxuu door weyn ka qaataa ka qayb qaadashada kaabayaasha dhaqaalaha ee Soomaaliya.Taageerada Imaaraadka ee Soomaaliya dhinac walba (dhul, bad iyo cirba)Labada dal waxay isku taageeraan siyaasad ahaan. Imaaraadku wuxuu fududeeyaa xiriirka caalamiga ah ee Soomaaliya.Maalgelinta Imaaraatka oo ka qayb qaadanaysa fursado shaqo abuuris oo Ay helayaan dadka Soomaaliyeed
waxaa laga yaabaa inaad iswaydiisaaan side cir iyo dhul iyo bad uga qayb qaataa imaaraadku tusaale yar oo dhaw ayaynu soo qaadanaynaa somaaliya wata al shabaab waata dagaalka kula jirta mudadi udanbaysay hadaba dalkeenu diyaarda dagaal malahan dawlada aynu cilaaqaad la leenahay ayaa inga caawiyay dhanka cirka oo ay kamid tahay dawlada imaaraatka carbta.
0 Comments