dawlada somaaliya oo bilawday dhaqaale in loo uruuriyo dagaalka socoda.


dawlada somaaliya oo bilawday dhaqaale in loo uruuriyo dagaalka socoda.

 Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta daah-furay barnaamij dhaqaale loogu aruurinayo dagaalka Al-Shabaab.
Barnaamijkan oo loogu magac daray “dalkaaga ugu hiili hal dollar” oo ay muwaadiniinta Soomaaliyeed uga qeyb qaadanaayan halganka dib u xoreynta dalka ayaa waxaa daah-furkiisa qeyb ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin.

Guddoomiye Yuusuf Madaale ...

gudoomiye Yuusuf Madaale oo ugu horreyntii halkaasi ka hadlay ayaa waxa uu akoonada loogu tala-galay taakuleynta ku wareejiyay taliska ciidanka, isaga oo bulshada ku wargeliyay in ay furan tahay taakulada ciidanka dagaalka kula jira kooxda Al-Shabaab.

Maanta waxaa nala jooga taliskii oo rabnaa...

Maanta waxaa nala jooga taliskii oo rabnaa in aan ku wareejino akoonadii si ay ula wadaagan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dibadaha ku nool, dalka gudihiisa joogana iyaguna ogaadan,” ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Post a Comment

0 Comments