kulanka wadatashiga madaxdii hore iyo siyaasiyiinta oo maalintii labaad ka socda Magaalada Muqdisho.

kulanka wadatashiga qaran


Shirka  Wadatashiga Madaxda Qaranka, Madaxdii hore ee dalka iyo siyaasiyiinta ayaa maalintii labaad ka socda Magaalada Muqdisho, shirkaan ayaa waxaa furay maalinimadii shalay madaxweynaha Jamhuuriyadda.


Shirka ayaa sidoo kale waxaana maanta kulanka ku biiray Guddoomiyaasha labada gole ee Baarlamaanka 11-aad Aadan Madoobe iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Xamse Cabdi Barre.


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoominaya shirka oo qorshuhu yahay in ay ka soo baxaan qodobo muhiim u ah oo dhinacyadu ay kaga heshiiyaan.


Post a Comment

0 Comments