Tababraha Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa muujiyay in uu rajeynayo in Nacho uu koxoda la sii joogo xilli ciyaareedka kale
“Waan ogahay sababta ciyaartooyda qaar u careysan yihiin waa in kulamo badan aysan ciyaarin balse ujeedkeena waa in Real guul gaarto” ayuu yiri Ancelotti
Ka hor kulanka Atletico ayuu Ancelotti yiri ” ma aqaan waxa sanadka dambe dhacaya balse waxaa laga yaabaa in aan rajeynayo in Nacho nala sii joogo , waxaan doonayaa in aan halkaan ku arko halka TV-yada ka arki lahaa”.
” Nacho wuu cayaarayaa beri” ayuu sii raaciyay Ancelotti
Mustaqbalkiisa ayaa wax laga weydiiyay ” jawiga wa iid degan yahay ma jirto sabab dadajineysa in aan hishiis cusub saxiixo , kaliya waxaa qasab ah in aan guulo gaarno”
0 Comments