Abdiqaadir cosoble waxa uu shahaadada kowaad ee jamacada ka hasytaa xirirka dadwaynaha iyo saxaafada oo uu ka qaatay sanadkii 1989 jamacada AL AZHAR ee wadanka Masar waxa sidoo kale uu u tartamay doorarashada Madaxwaynenimada Somalia sanadnihii 2012 iyo 2017 oo uu noqday musharaxa afraad iyo shanaad.
Abdiqaadir cosoble waxa uu soo noqday gudoomiyaha gudida arimaha debada baarlamaanka faderaalka Somalia markii ugu horaysay ee uu barlamaanka uu soogalay waxa ay hayd sanadkii 2010 dib yaa loo dortay sanadkii 2017 waxa kaloo dib loo dortay 12 april 2022 xubinka mida barlamanka aqalka hoose waxana laga soo doortay hirshabeele.
Xildhibaan abdiqaadir cosoble waxa uu ka mid yahay xildhibaanada ka soo hor jeeda siyaasada uu farmaajo ku maamulo dalka shantii sano ee ugu danbeeyay.Cosble waxa uu shaaciyay inu yahay musharax madaxwayne wana musharixiinta ugu cadad inay madax wayne ka noqdaan dalka Somalia.
Cosoble waxa uu leeyahay khibrad 12 sano oo xirirka calamiga waxa uu la shaqeeya Qaramada-midoobay,waxa uu ka qayb qaata shirarka islamka,jamacada carabta iyo Midowga Africa.waxa uu sameyay sharciyo adkeeya dowlad wanaaga,Dimuqraadiyada iyo saraynta sharciga.wana khibrad lagu dooran karo oo dalka somalia u horumar iyo barwaaqo ku gaadhsiinkaro.
ka hor inta aanu siyaasada soo galin cosoble waxa uu ah ganacsadane caan ah oo dalka gudihiisa iyo debadiisaba ku sameyay maalgashi.
0 Comments