Sheekh Shariif Sheekh Ahmed waa musharax madaxwayne horena waxa uu usoo noqday madaxwaynaha Somalia waxa uu carabka ku adkeeyay in musuq maasuqa uu caqabad weyn ku yahay xasiloonida siyaasadda iyo amniga dalka, baarlamaanka Soomaaliya oo ku saleysan doorasho aan cadaalad aheyn ayaa ka dhasha dowlado daciif ah oo musuq maasuq ah. Waxa uu intaasi ku daray “Haddii la helo qaab cusub oo lagu xaqiijinayo mustaqbalka dalka, waa in wax ka bedel asaasi ah lagu sameeyo shuruucda lagu dhisayo hay’adaha sharci dejinta iyo fulinta dowlad goboleedyada.
waxqabad an ku xasusan karno mudadii uu xilka hayay Shariif sheekh hoos ka akhri
dib u heshiinsiin bu u
sameyay dalka dhamantii sigaara waxa uu dib u heshiisiin qaran u sameeyay
qabaa’ilka Soomaaliyeed ee dirirtu dhexmartay.sido kale waxa Door wayn uu ku
lahaa badbaadinta dalka heshiiskii Jabuuti ee Oktoobar 2008, kaas oo horseeday
balaadhinta baarlamaanka iyo dhismaha dawlad qaran oo midaysan.
waxa lagu xasuusan doona oo wax
qabad kiisii ka mid ahaa inu AL SHAAB ka sifeeyay magalada muqdisho mudo
kooban,waxa uu dib u heshiinsiin ka sameyay dalka dhamantii sigaara waxa
uu dib u heshiisiin qaran u sameeyay qabaa’ilka Soomaaliyeed ee dirirtu
dhexmartay.sido kale waxa Door wayn uu ku lahaa badbaadinta dalka heshiiskii Jabuuti
ee Oktoobar 2008, kaas oo horseeday balaadhinta baarlamaanka iyo dhismaha
dawlad qaran oo midaysan.
waa xubin ka mida ururka
mucaaridka musharixiinta u tartamayey madaxtinimada dalka, wuxuuna dalka ka
badbaadiyey hammigii kooxda farmaajo rabeen dalka ay ku sii haytaan Sidoo kale
waa wayo arag an somaliya ka bixin inta badan noloshiisa oo la deareena
shacabkiisa dareemayana waxa ay u bahanyihin.
0 Comments