Bishacas ee imaraatka iyo safarada oo is garabsanaya oo u qaybiyay afur muwanin somali ah

afur qaybin

 

U mahadcelinta dawlada aan walaahanahay ee emartarka gaar ahaan qabanqaabiyeyaasha mashruuca Afurka (Bisha Cas ee Imaaraatka iyo imiiradooda Sheikha Latifa bint Mohammed bin Rashid Al Maktoum, oo ay weheliso safaaradda Imaaraadka Carabta ee muqdisho).

Isagoo hoosta ka xariiqay in Imaaraadka uu sii wado kaalmada uu siiyo shacabka Soomaaliyeed si uu uga caawiyo muwaadiniinta inay la kulmaan dhibaatooyinka abaaraha, sicir bararka iyo qiimaha cuntada oo sare u kacay.waxa imaraatku mar walba garab taaganyahay shacab kaso maliyeed

Iyagoo carabka ku adkeeyay in Imaaraadka ay ka go’an tahay Afurinta qofka sooman sanad walba sanadihii lasoo dhaafay.

Waxaa la caddeeyay in mashruucan uu maalin walba 600 oo quraac ah u qeybiyay qoysas danyar ah, agoonta, dadka baahiyaha gaarka ah qaba iyo barakacayaasha ku nool gobollada kala duwan ee magaalada Muqdisho.

Iyadoo dib loo xasuusan doono kaalmadii Imaaraatka ee xiliyadii lasoo dhaafay, hadday tahay buundada hawada ee imaaraadku sameeyay amaba markabkii Imaaraatka ee bishii hore daabulay gargaar aad u badan.


dowlada imaraatku way ku mahadsansantahay afurinta muwadiniin somaliyeed ee u bahan in la garab istaago,waa abaal aan idiin ognahay wana ku mahadsantihiin cawimadiina.


Post a Comment

0 Comments