Doorka Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya waa mid ku saleysan xasiloonida iyo horumarka

Soomaaliya iyo Imaaraadka


Doorka Imaaraadku  ku leeyahay Soomaaliya ayaa ah mid ku salaysan horumarinta xasilloonida iyo horumarka iyada oo ujeedadu tahay in la ilaaliyo isu socodka ganacsiga badda ee Geeska Afrika.


 Imaaraadku waxa uu doonayaa inuu ka caawiyo dhammaan dalalka adduunka xoojinta xiriirka iyo xasilloonida.


Sidoo kale Imaaraadku wuxu ku garab istaagaa Soomaaliya xaalad kasta, isla markaana uu xoogga saaraa sidii loo xalin lahaa dhammaan dhibaatooyinka Soomaaliya.


Imaaraadku waxa uu  ku taageeray  100 Gaadhi oo kuwa  dagaalka ah siiyey Dawlada goboleedka walaalaha ah ee Jubaland.

Post a Comment

0 Comments