Aqalka sare oo ansixiyay hindise sharciyeedka la dagaallanka argagixisada

Baarlamaanka


Sanatarrada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka  Soomaaliya ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka la-dagaallanka Argagixisada oo horey uga soo gudbay Golaha Shacabka.


Hindise sharciyeedka la-dagaallanka Argagixisada ayaa waxaa cod aqlabiyad ah ku oggolaatay 29 Sanatar.


Xildhibaanada Golaha Shcabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa 8-dii bishan ansixiyay hindise sharciyeedkan la dagaallanka Argagixsada, wuxuuna dhaqan galayaa marka uu saxiixo madaxweynaha  JFS, mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Post a Comment

0 Comments