Tirada dadka dunida oo dhan ku nool oo maanta gaartay 8 Bilyan oo qof.

 

Tirada dadka adunka

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in tirada guud ee dadka ku nool dunida ay manta gaari doonto 8 Bilyan oo qof, balse tirada bulshada caalamka ayaa ah mid si lama filaan ah u kordhaysa.


Kala bar tirada ugu badan ayaa la filayaa inay ka timaado sideed dal oo shan kamid ah ay tahay Africa


Hindiiya ayaa lagu wadaa in sanadkan soo socda ay Shiinaha kala wareegto, dalka ugu dadka badan addunka.


Si guud, waxaa dunida oo o dhan hoos ugu dhacday tirada carruurta.


Dalal ay kamid yihiin Ruushka iyo Japan ayaa durbaba dareemaya hoos u dhac ku yimid tirada dadka ku nool dalkaas.

Post a Comment

0 Comments