Shalay oo Talaado ahayd,
Shalay oo Talaado ahayd, Khadiija Asbali Cali, Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doonta Midowga Yurub, ayaa si rasmi ah warqadaheeda aqoonsiga uga guddoomay Charles Michel,
Guddoomiyaha Golaha Midowga Yurub.
Danjire Khadiija ayaa tilmaantay in Soomaaliya ay daneyneyso xoojinta xiriirka iyo iskaashiga kala dhaxeeya Midowga Yurub,
si ay uga hortagto caqabadaha adag
si ay uga hortagto caqabadaha adag ee ka jira gobolka,loona helo xasillooni waarta.Danjire Khadiija ayaa carabka ku adkeysay in dalkeeda ay ka go’an tahay horumarinta xiriirka qotada dheer ee Soomaaliya iyo Midowga Yurub.
0 Comments